Sports

Lampard Oo Go’aan KHAMAAR Ah Qaadan Kara Kulanka Caawa Ee Chelsea & Xiddig Mudo Dheer Dhaawacnaa Oo Kusoo Bilaabanaya Kulanka Liverpool.

Tababaraha kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa u muuqda mid waxkasta u samaynaya sidii uu caawa kooxdiisa gacanta ugu soo galin lahaa koobkiisii ugu...

Waa Imissa Lacagta Koobka UEFA Super Cup Ee Ay Caawa U Tartamayaan Liverpool iyo Chelsea?

Kulanka UEFA Super Cup ayaa caawa ka dhacaya magaalada Istanbul iyadoo Liverpool iyo Chelsea ay ku tartamayaan, laakiin waa imissa qiimaha lacageed ee koobkaan...

La Liga Oo Horjoogsan Karta Heshiiskii Uu Antoine Griezmann Ugu Wareegay Barcelona – Maxaa Soo Kordhay?

La Liga Oo Horjoogsan Karta Heshiiskii Uu Antoine Griezmann Ugu Wareegay Barcelona - Maxaa Soo Kordhay? La Liga ayaa baaritaan ku sameyneysa heshiiskii uu Antoine...

Kooxda Chelsea oo guul kaga gaaratay Barcelona kulan saaxiibtinimo ee ka tirsan Rakuten Cup

Kooxda Chelsea ayaa guul 2-1 ah kaga gaartay dhigeeda Barcelona kulan ka tirsan ciyaaraha saaxiibtinimo ee isku diyaarinta xili ciyaareedka cusub, kaasoo ka tirsanaa...

Isbedelka Dhacay Ee Sababay In Mesut Ozil Uu Noqdo Wiilka Dahabiga Cusub Ee Unai Emery Ee Arsenal Oo La Ogaaday

Mesut Ozil ayaa la heshiiyay tababare Unai Emery waxaana uu diyaar u yahay inuu soo bandhigo xilli ciyaareedkan qaab ciyaareedkiisii ugu fiicnaa abid oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img