Sports

Neymar Oo Xiddig Lama Filaan Ah Ku Tilmaamay Ciyaaryahankii Ugu Fiicnaa Ee Uu Abid Ka Horyimid

Mustaqbalka Neymar ayaa ah mid aan weli la xalanin, waxaana uu xagaagan doonayaa inuu ka tago Paris Saint-Germain oo uu dib ugu laabto kooxdiisa...

Heshiiskii Uu Antoine Griezmann Ugu Biiray Barcelona Oo La Baarayo – Maxaa Qalad Ah Oo La Sameeyay?

Heshiiskii muranka dhaliyay ee Antoine Griezmann uu uga soo wareegay Atletico Madrid uguna biiray Barcelona ayaa lagu waramayaa inay baarayaan xiriirka kubada cagta Spain. Griezmann...

Mesut Ozil Oo Arooskiisa Sameeyay Laba Arimood Oo Layaab Leh, Madaxwaynaha Turkiga Erdogan Milxiis U Noqday Iyo Sawirada Arimihii Dhacay.

Xidiga kooxda Arsenal ee Mesut Ozil ayaa la aqal galay gacalisadiisii ay waqti dheer soo wada socdeen ee Miss Turkey Amine Gulse wuxuuna aqalgalkoodu...

Miyuu Eden Hazard Guul Ku Gaari Doonaa Real Madrid Mise Wuu Ku Fashilmi Doonaa?

Real Madrid ayaa xaqiijisay saxiixa xiddigii Chelsea Eden Hazard kaasoo lagula soo wareegay lacag u dhaxeysa 88 milyan ginni ilaa iyo 130 milyan ginni,...

Waa Immisa Lacagta Ay Heli Doonto Kooxda Guuleysata Iyo Kooxda Laga Guuleysto Finalka Champions League Ee Liverpool vs Tottenham?

Liverpool iyo Tottenham ayaa isku wajahaya finalka Champions League 1da bisha Juun, iyadoo magaalada Madrid ay martigelineyso kulanka ugu xiisaha badan sannadka. Tan iyo markii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img