Sports

Man City vs Chelsea – Guardiola Miyaa Soo Rogaal Celin Doona Mase Lampard Ayaa Guulahiisa Xiriirka Ah Sii Wadan Doona?

Kooxda Manchester City ayaa gurigeeda kusoo dhaweyn doonta dhigeeda Chelsea iyadoo labada kooxood uu kaliya farqi hal dhibic ah u dhaxeeyo, waxeyna kala fadhiyaan...

West Ham vs Tottenham – Miyuu Jose Mourinho Guul Ku Bilaaban Doonaa Waayahiisa Spurs? Yaase Shaxdiisa Kusoo Bilaaban Kara?

Tottenham Hotspur ayaa marti u ah galabta kooxda West Ham, labada kooxood ee ka wada dhisan magaalada London ayaa ciyaaraya kulankooda ugu horreeya kulamada...

David Luiz Oo Xaqiijiyay Hadaladii Ay Isdhaafsadeen Frank Lampard Ee Keentay Inuu Ku Biiro Arsenal

David Luiz ayaa sheegay inuu ka tagay Chelsea ka dib markii uu wadahadal la yeeshay tababaraha Blues isagoo sheegay in kala feker duwanaanshahooda inay...

Maxay Sababta FIFA Aysan U Ciqaabin Man City Balse U Ciqaabtay Chelsea Inkastoo Danbigooda Uu Isku Mid Yahay?

Afhayeen u hadlay FIFA ayaa xaqiijiyay sababta Manchester City ay uga badbaaday in xayiraad laga saaro suuqa kala iibsiga inkastoo lagu helay danbiga ah...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img