Wararka Dalka

“Waxaan Shacabka Somaliland ka Raaligelinayaa in Gaadhigii labaad la Dhaco,”. Xildhibaan Maxamed Khadar

Hargaysa(Dawan)Xildhibaan Maxamed Khadar Daahir  oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay dhacdo shalay   Kooxda hubaysani ay  magaalada Burco kaga dhaceen Gaadhi...

Baanka Dhexe oo Digniin kama Dambays ah u diray Sarifleyaal Xadgudbay iyo Sarifle ka hadlay halka ay Sirtu ka Qudhuntay

Hargeysa (Dawan) Baanka dhexe ee Somaliland ayaa digniin kama dambays ah u diray sarrifleyaal ku xadgudbay sarrifka lacagaha qalaad oo  lacag dheeraad ah ku...

Iskuul lagu Bilaabay 8 Arday iyo lix Macalin oo ku Labaatan Jirsaday kun iyo shan boqol oo arday iyo 36 Macalin

Hargeysa(Dawan):- Maamulaha dugsiga sare ee Ilays ee Buurta Kala-jeexaan, Cabdiraxmaan Muuse Ismaaciil ayaa sheegay in aanay dugsiyada sare ee gobolka Maroodijeex hoos u dhicin,...

Madaxweynaha Somaliland oo Soo Saaray Amar lagu Baadhayo Sababta Keentay Dabka soo Noqnoqday

Waxaa uu ka Tacsiyeeyay Ganacsatada ku hanti beeshay dabkii suuqa Wajaale’una caddeeyay in ay Xukuumad ahaan Garabtaagan yihiin Hargeysa (Dawan) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse...

Masuuliyiin Talo kala Duwan ka soo Saaray Dabkii Baabi’iyey Suuqa Tog Wajaale

Tog-wajaale (Dawan) Dab xoogan ayaa habeen hore   ka kacay suuq ganacsiyeedka degmada Wajaale oo dhaca xuduudka Somaliland iyo Itoobiya. Dabka ayaa isla markiiba ku faafay   ...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img