Wararka Dalka

Carruur isku Qoys ah oo ku Geeriyooday Dab Qabsaday Gurigooda

Burco (Dawan) Laba Carruur ah oo walaalo ah ayaa ku dhintay, dab ka kacay guri jiingad ah oo ku yaalla xaafada Hodan ee magaalada...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo 50 xubnood u Furay Tababar ku Saabsan Hirgelinta Xeerarka Maaliyadda

Hargeysa (Dawan)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed oo ay wehelinayeen Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka mudane...

Maareeyaha Madbacada Qaranka oo Fariid Adag u Diray Ina Garaad Soofe, Siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan iyo Sheekh Maxamed Cali Geedi

Hargeysa (Dawan) Maareeyaha Madbacada Qaranka Somaliland Maxamuud Raage Ibraahim, ayaa fariimo kala duwan oo jawaab ah u kala  diray, Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe, Sheekh...

uddoomiyeyaasha Ururada Horseed iyo Shacabka oo ka Hadlay Dabkii Suuqa Wajaale

Hargeysa(Dawan):-Guddoomiyeyaasha  Urur-siyaasadeedyada Horseed Cabdilaahi Xuseen Iimaan Cabdilaahi Darawal iyo  Shacabka Somaliland Maxamed  Warsame ayaa soo  jeediyay in  baadhis  lagu  sameeyo dabkii  ka  kacay Suuqa ...

Ragga Xamar ee Laascanood Yimi Waxba Ka Beddeli Maayaan Xuduudaha Somaliland” Gudd UCID

Riwaayadda Huwantu Waxay Dhawaan Isu Rogi Doontaa Ilmo iyo Riyo” Guddoomiyaha Xisbiga UCID     Hargeysa (Dawan)- Gudoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Faysal Cali Waraabe ayaa shaaca ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img