Wararka Dalka

Hay’adda u Diyaar Garowga Aafooyinka oo Shir La yeelatay Wasaarradaha dawladda ee ay Bah-wadaagta Yihiin

Hargaysa (Dawan): Hay’adda u diyaar garowga Aafooyinka, iyo kaydka raashinka qaranka Somaliland ayaa shalay magaaladda Hargaysa kulan uga furtay hay’addaha dawladda ee ay bah-wadaagta...

Wefti ka Socday Hay’adda Dhawrista Tayada oo Warshadleyda Burco Gaadhsiiyay Summad Tayeedka Qaranka

Hargeysa (Dawan) Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland Mudane Xamse Cabdi Ibraahim, oo ay weheliyaan Agaasime-Waaxeedyada,Waaxaha Hubinta Tayada iyo Heertayeedka ayaa kormeer shaqo ku...

Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabay Xubnaha Cusub ee Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka

Hargeysa-(Dawan):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,ayaa soo saaray Wareegto u uku  magacaabay Xubnaha Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka. Wareegto shalay ka soo baxday xafiiska...

Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland oo ka Qayb Galay Qalin Jebinta Jaamacadda Admas Hargaysa

Hargaysa (Dawan): Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shalay ka qayb galay xafladda qalin jebinta dufcaddii 15-aad ee ka qalin jebisa...

Wasaaradda Hawlaha Guud oo Bannaynaysa Suuqyada Magaalooyinka

Tog-wajaale (Dawan) Wasiirka hawlaha guud dhulka iyo guriyeynta Mudane Mustafe Maxamuud Cali Bile, ayaa shaaca ka qaaday in qorshe ay ka wasaarad ahaan doonayaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img