Somali News

Cajiib: Muuse Biixi Waxan Ku Doortay Waa Dagaalka “Aniga Oo Wax Dili Kara Duco Qaadan Maayo” Pro Axmed Ismaacil Samatar

Cajiib: Muuse Biixi Waxan Ku Doortay Waa Dagaalka "Aniga Oo Wax Dili Kara Duco Qaadan Maayo" Pro Axmed Ismaacil Samatar

Deg Deg: Komishanka Doorashooyinka Oo Imika Warqada Ka Nixisay Muuse Biixi Iyo Taageerayaashisa Hada Soo Saaray Iyo Walalka La Soo Darsay Xisbiga Kulmiye

Guddida anshaxa ee kominshanka doorashooyinka Somalland ayaa waxaa goor dhaweyd soo saareeen warqad luuqad adag ku qoran taas oo ku socota xisbiga muxaafidka ah...

Somaliland: Madax Dhaqameedka Beesha Salaxlay Oo Ka Gilgilatey Hadalo Ka Soo Yeedhay Wasiir Cali Mareexaan , Xaal Gole Ujoog Ahna Ka Dalbatey Beesha Bariga...

Madax dhaqameedka beesha degta koonfurta magaalada Hargeysa iyo magaalada Salaxlay ayaa waxaa ay si adag uga gil gisheen hadalo dhawaan ka soo yeedhay wasiir Cal...

Somaliland: Wasiirka Duulista Oo Ka Hadley Wararka Sheegaya In Madaarka Hargeysa Lagu Wareejinaayo Dawlada Turkiga

Wasiirka wasarada duulista iyo hawda Somaliland Md Farxaan Aadan Haybe ayaa waxaa uu ka Hadley wararka sheegay in madaarka Hargeysa lagu wareejinaayo dawlada Turkiga Wasiirka ayaa...

Somaliland: Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Ee Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Prof. Axmed Ismaaciil Samatar

Gudoomiyaha gobolka Sanaag ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ka jawaabay hadalo kasoo yeedhay Prof Axmed Ismaaciil Samatar,

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img