Madax dhaqameedka beesha degta koonfurta magaalada Hargeysa iyo magaalada
Salaxlay ayaa waxaa ay si adag uga gil gisheen hadalo dhawaan ka soo yeedhay wasiir Cal Mareexaan taas oo uu ku suldaanka guud ee Somaliland .

Beesha Deeganka Salaxlay ka soo jeeda ayaa waxaa ay xaal gole ujoog ah ka codsadey beesha uu wasiir Cali Mareexan ka soo jeedo ee bariga magaalada Burco

Comments

comments