Somali News

Deg Deg: Xafiisyo U Xisbiga Kulmiye Ku Laha Degmada 26 June Oo U La Wareegay Xisbiga Waddani

Deg Deg: Xafiisyo U Xisbiga Kulmiye Ku Laha Degmada 26 June Oo U La Wareegay Xisbiga Waddani

Somaliland: Madaxweynaha Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Dab-demiska Caasimada Hargeysa, Tababarna U Soo Xidhay Ciidamo Dhamaystay Xirfadda Deb-deminta Iyo Gargaarka Koowaad

Madxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay munaasibad balaadhan oo loo qabtay Ciidanka Dab-demiska Jamhuuriyadda Somaliland waxaanu madaxweynuhu halkaasi...

Somaliland: Baankii Dhexe Ee Qaranka JSL Oo Haawanaya Iyo Meehanowga Dadka Jeegaga Sita + Madh-naanta Qasnadaha Baanka.

Warar iyo xogo rasmi ah, ayaa sheegaya inuu Baankii dhexe ee Qaranka Somaliland uu haawanayo,isla markaana aana jirin wax lacag ah oo taal, iyadoo...

Somaliland: Wasiir Cali Mareexaan Oo Si Uu Iskaga Yareeyo Culayska Soo Wajahay Cay iyo Aflagaado Kula Kacay Suldaanka Guud ee Somaliland.

“Saxaafadda Waxaan Ka Codsanayaa Dadka Qaarkood Habeenkii Ha Waraysanina, Ninkaas Suldaanka Ahna Ehelkiisu Waxa Uu Ku Hadlayo Ha Uu Soo Habeeyaan” Cali Mareexaan Wasiirka hawlaha...

Somaliland: Agaasimaha Wasaaradda Ciyaaraha Oo Sheegay In Beesha Muuse Biixi Ka Soo Horjeedo In Maxamuud Xaashi Lagu Wareejiyo Xisbiga KULMIYE

Agaasimaha Wasaaradda Ciyaaraha Maxamuud Dhabeeye ayaa sheegay in umadda bariga iyo galbedkuba xiisanayaan in guddoomiyaha KULMIYE lagu wareejiyo Maxamuud Xaashi, waxaase uu sheegay in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img