Wasiirka wasarada duulista iyo hawda Somaliland Md Farxaan Aadan Haybe ayaa waxaa
uu ka Hadley wararka sheegay in madaarka Hargeysa lagu wareejinaayo dawlada Turkiga

Wasiirka ayaa sheegay in wararkaasi aaney waxba ka jirin balse dawlada Turkigu dooneyso in Ay Terminal cusub u dhisto madaarka Hargeysa halkii ay kharaashkaasna ka heli laheyd wada hadal uga socdo

Sidoo kale wasiirka duulista ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulan uu magaalada Addis Abab kula yeedhay wasiirka duulista dalka Somaliya

Comments

comments