Deg Deg: Komishanka Doorashooyinka Oo Imika Warqada Ka Nixisay Muuse Biixi Iyo Taageerayaashisa Hada Soo Saaray Iyo Walalka La Soo Darsay Xisbiga Kulmiye

Guddida anshaxa ee kominshanka doorashooyinka Somalland ayaa waxaa goor dhaweyd soo saareeen warqad luuqad adag ku qoran taas oo ku socota xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye iyo gudoomiyaha Haaya’ada shaqaalaha .

Guddida anshaxa ayaa waxaa ay gudoomiyaha Haaya’ada shaqaalaha Somaliland ka codsadeen in uu talaabo ka qaado Cabdikariim Xinif agaasimaha maamulka iyo lacagta ee kominshanka Aids-ka oo lagu daray guddida soo xulaysa murqabinta , taas oo ay kominshanku sheegeen in ay jabinayso digreetadii madaxweyne Siilayo soo Saaray ee aheyd in aaney shaqalaaha dawladu ka qeyb qaadan olalaha xisbiyada

Comments

comments