Somali News

Deg Deg: Maska Aduunka Ugu Khatarta Badan Oo Soo Galay Somaliland Oo La Dili Gari Waayey Iyo Goobta U Ku Suhan Yahay (Copra)

Waa markii ugu horeysay taariikhda – inta aan ka war hayno – ee film (ama video clip) laga qaado maskan caanka ku ah adduunka...

Somalia: Aqriso waxyaalaha looga hadlay shirkii golaha wasiirada Soomaaliya ee ka dhacay Kismaayo

Golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo maanta kulankoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa waxa ay ka doodeen qodobo dhowr ah, ayadoo sidoo...

Deg Deg: Daawo Heesta Walaaltinimada Somaliya Ee Kooxda Xiddigaha Geesko Ay Imika Daawaha Ka Soo Qadan Cajiib

Deg Deg: Daawo Heesta Walaaltinimada Somaliya Ee Kooxda Xiddigaha Geesko Ay Imika Daawaha Ka Soo Qadan Cajiib

Somaliland: Reer Baligubadle Oo Qalbi Furan Ku Qaabilay Murashaxa Waddani

Bulshada magaalada Baligubadle ayaa si diiran u soo dhaweeyay wefti uu hoggaaminayo murashaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo shalay...

Somaliland: Xiisad Adag Oo Ka Taagan Magaalada Buuhoodle Iyo Ciidamo Abaabulan Oo Weerar Ku Soo Qaadey Prof. Cali Khaliif

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Buuhoodle ayaa waxay sheegayaan in xiisad adagi ka taagan tahay magaalada Buuhoodle ee gobolka cayn. Xiisadan ka taagan Buuhoodle ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img