Somali News

Somaliland: Shacabka deegaanka Balli-gorod oo Hadhimo sharafeed Soo Dhaweyn Diirran Wadata ku qaabilay guddoomiyaha KULMIYE iyo Wafti uu Hoggaaminayo

Shacabka ku dhaqan deegaanka Balli-gorod oo ka tirsan gobolka TOgdheer, ayaa hadhimo-sharafeed qiimo badan oo ay weheliso soo dhaweyn diirrani ku qaabilay wafti ballaadhan...

War Deg Deg Ah: Khilaafka Xisbiga Waddani Iyo Siyaasi Miisan Culus Oo Al-Baabada Ka Booday Kuna Biiraye Xisbiga Kulmiye Balse Waa Kuma?

Deg Deg: Ma Dhabaa Inu Xoghayaha warfaafinta Xisbiga Waddani Dhawaan Ka Dhex Hilaaci Doono Xisbiga Kulmiye warar xogo gaal ah oo hada soo gaadhaye xafiiska...

Somaliland: Wasiirka Ganacsiga Oo Wasiirro Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Ku Eedeeyey In Aanay ku Kalsoonayn Lacagta Somaliland

Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Dr Cumar Shucayb, ayaa sheegay inaanu dalka ka jirin wax sicir-barar ahi, balse uu ka...

Somaliland: “Xornimada Somaliland Baryo Iyo Duco Kumay Iman Ee Xinjir Bururtay Ayay Ku Timid” Muuse Biixi Oo Si Kulul Ugu Jawaabay Madaxweynaha Dalka Soomaaliya.

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ahna Murrashaxa madaxweynaha ee xisbal-xaakimka, Muuse Biixi Cabdi, ayaa si adag uga jawaabay hadallo deel-qaaf ah oo uu caaddaystay Madaxweynaha Dawladda...

Somaliland: Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Iyo Wafti Uu Horkacaayo Oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Degaanada Qorilugud, Coodanle, Balidhiig Iyo Dhoqoshay

“Qiiradii Dhoqshay, Qaabilaadi Coodanle, Badheedhihii Qorilugud Iyo Ballanqaadkii Shacbiga Jidaasi Ku Cadeeyeen Inay Codkooda U Hurayaan Xisbiga WADDANI Wafti uu horkacaayo hoggaaminaya Xisbiga WADDANI Mud....

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img