Madaxweynaha Taiwan oo Abaalmarin Caalami ah Gudoosiin Doonta Dr. Edna

Date:

Hargeysa (Dawan)- Marwo Edna adan Ismaaciil oo socdaal ku aaday dalka Taiwan ayaa la filayaa in Madaxweynaha Dalka Marwo Tsai Ing-win ay gudoonsiiso abaalmarin caalami ah.

Marwo Edna oo madaarka Cigaal ku sii sagootiyey Safiirka Dalka Taiwan Md. Allen C. Lou ayaa dhinaca kale Safiirka JSL ee Taiwan Md. Maxamed Xaaji iyo masuuliyiin kale ku soo dhoweeyeen dalka Taiwan.

Dr. Edna ayaa loo qorsheeyay inay kulan la yeelato Madaxweyne Tsai, oo inta lagu guda jiro kulanka waxa lagu gudoonsiin doonaa abaalmarinta 26-aad Fervent Global Love of Life Award, oo sidoo kale loo yaqaan abaalmarinta Life-Nobel, oo ay bixiso Chou Ta-Kuan Cultural and Education Foundation.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...