Qaybo Qoraalka Xeerka Ciidanka Qaranka oo loo Qaybiyay Wakiillada

Date:

Hargeysa (Dawan) Fadhigii shalay ee golaha wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayay guddoomiyaha golahaasi Mudane Yaasin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa markii uu goluhu kooram la’aan u furmi waayay waxa uu guddoomiyuhu xoghaymaha ka codsaday in loo qaybiyo Mashruuca Qabyo qoraalka ciidanka Qaranka JSL.

Mashruuca Qabyo Qoraalka Xeerka Ciidanka Qaranka JSL, ayay gacanta ku haysay gudidda gaarka ah ee goluhu u igmaday aas-aaska Mashruuc sharciga Ciidanka Qaranka iyo garsoorka ciidamada JSL.

Guddoomiyaha ayaa markii loo qaybiyay xildhibaanada faray inay soo akhriyaan, waxaanu xusay in aan loo joojinayn cid maqan.

Waxaanu yidhi.“Xeer waxa jiray maanta la idiin akhriyilahaa, waa xeerkii ciidamada, xeerkaasi madama la maqan yahay waxaan gartay in la idiin qaybiyo intiina joogta, oo aad soo akhrisataan, oo aan lala sugin nin maqan,”

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...