Ururka Qurbajooga ee Khayrbadane oo Deeq Lacag ah OO Lagu Wareejiyay Guddida wada Dhismaha Wadadda AllayBaday.

Munaasibadda oo ay kasoo qayb galeen Gudidda waddada allay-baday, Qurbojoog, Masuuliyiinta Degmadda Allaybaday, iyo Gobolka Gabiley, dhalinyaro, aqoonyahan iyo Wasiirkii hore ee Maaliyadda Mudane Cabdicasii Samaale.

Ururka Khayrbadane ayaa $13,000 ku wareejiyey Gudidda Wadda Allaybday iyada oo ay waday Amaal Cabdi Xassan.