Tuesday, September 29, 2020
Home Tags Somaliland

Tag: Somaliland

Somaliland: Sheekh Dirir oo bulshada ku baraarujiyey sida la isaga ilaalin karo cudurada dunida ku faafaya

Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa sheegay in aduunyada waxa ku dhaca bani’aadamka yihiin laba qeybood, mid cuqubo oo kuwa caasiga ku dhaca, qeyb...

Somaliland: Somaliland Oo Ka Hadashay Xilka Qaadista Raysal Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre

Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Go’aankii Xildhibaanada Soomaaliya ay kalsoonidii kagala noqdeen Raysal Wasaarihii dalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Xukuumaddiisii. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha...

Somaliland: Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Kulmay Dr Cali Khaliif Galaydh

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Qaabilay Prof. Cali Khaliif Galaydh, hoggaamiyaha Khaatumo. Kulankan oo noqonaya kii koowaad ee ay yeeshaan Muuse Biixi Cabdi...

Somaliland: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Weftigii uu Hoggaaminayey oo si Diirran Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Jabuuti

Jabuuti:14/06/2020-(Wargane)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo hiirtii hore ee saaka ka ambo baxay caasimadda Somaliland ee...

Somaliland: Imika Qabyaaladdii Waxay Socotaba In Halgankii La Kala Sheegto Ayeey Maraysaa Oo Mid Walba Ka aan Reerkiisa Ahayn Ka Dafiro Xaqii Iyo Yaariikhdii Uu Lahaa” Jamaal Cali Xuseen.

Kolka kooxi ciyaarayso ragga qaar baa ciyaartoo dhan ciyaara sagaashanka daqiiqadoodba (90 minutes) halka ragga qaarna daqiiiqadaha danbe ayeey soo galaan ciyaarta oo waxaaba...

Somaliland: Tirada Dadka Laga Helay Cudurka COVID 19 Oo Kor U Dhaaftay 370 Qof

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 80 qof Somaliland. Sideed iyo toban qof (18) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa Somaliloander ....

Somaliland: Dawladda Federaalka Soomaaliya Oo Gargaar Caafimaad Soo Gaadhsiisay Gobollada Togdheer Iyo Sanaag

Wararka aanu ka heleyno Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in Garoonka diyaaradaha degmadaasi ay Maanta ka soo degtay diyaarad sida...

Somaliland: Wasiir Faratoon Oo Sheegay Inay Jiraan Dalal Xiisaynaya Wada Hadalada Somaliland Iyo Soomaaliya

Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay dalal xiisaynaya wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Prof:Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), oo u waramay Wargeyska...

Somaliland: Cali Gurey Oo Weerar Afka Ah Markii Ugu Horeysay Ku Qaaday Madaxweyne Muuse Biixi

Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa ka hadlay geerida Marxuun mujaahid Xasan Guure Jaamac. Mujaahid Cali Guray ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook...

Somaliland: Shirkadda Dahabshiil Group ayaa ugu deeqday $800,000 Guddida Heer Qaran ee Ka Hortaga Covid19 ee Somaliland. Deeqddaa oo isugu Jirta:

Shirkadda Dahabshiil Group ayaa ugu deeqday $800,000 Guddida Heer Qaran ee Ka Hortaga Covid19 ee Somaliland. Deeqddaa oo isugu Jirta: 1- Qalab Caafimaad oo qiime...

MOST POPULAR