Saturday, December 7, 2019
Home Tags Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale

Tag: Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale

Somaliland: “Xisbiga KULMIYE waa Xisbi Guul-darro soo arkay oo Ummaddu Kalsooni ku qabto.” Cabdicasiis M. Samaale

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ka mid ah Mas’uuliyiinta Xisbiga KULMIYE, ayaa sheegay in Xisbul-xaakimku aqbalayo natiijada Doorashada...

Somaliland: Ururka Khayrbadane oo Deeq Lacag ah OO Lagu Wareejiyay Guddida Dhismaha Wadadda Allaybaday

Ururka Qurbajooga ee Khayrbadane oo Deeq Lacag ah OO Lagu Wareejiyay Guddida wada Dhismaha Wadadda AllayBaday. Munaasibadda oo ay kasoo qayb galeen Gudidda waddada allay-baday,...

War Deg Deg Ah: Maxa Ka Jira Inu Maxamed Biixi Yoonis Ka Baxay Xisbiga Waddani Oo U Ku Biiray Xisbiga Kulmiye ?

Warar Hada Soo Gaadhaya Xafiiska wararka Ee Shabakada Wargane.coma aya waxay soo xaqiijiyan unu maxamed Biixi Yoonis Oo Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee...

Somaliland: Muusaw Hawli Waxay Haysta Qofka Umad Cod Ka Doonaye”Siyaasi Samaale

Wasiirki Hore Maaliyadda Jsl Cabdicasiis Samaale Oo Si Duur Xul ah Uga Hadlay Arrimaha Xisbigga Kulmiye Iyo Loolankii U Muuse Biixi La Soo Maray

Somaliland: Nuxurka Khudabadii Cabdicasiis Samaale Oo Meelo Badaan Taabtay Oo Taarkhda Xisbig,,,

Wasiirkii hore ee maaliyadda Somaliland Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale oo kamid ah hormoodka xisbiga KULMIYE, ayaa faahfaahin ka bixiyey asbaabta loo nisbayn karo inay...

MOST POPULAR