Somaliland: Taliye-xigeenkii Waaxda Socdaalka Oo Shalay Xabsiga Loo Taxaabay

Date:

Taliye-xigeenka ciidanka waaxda socdaalka Maxamed Saleeban Xasan (Sablaale), ayaa shalay duhurnimadii xabsiga loo taxaabay.

Si rasmi ah looma garanayo sababta xadhiga sarkaalkan keentay, waxase ay wararka qaar sheegayaan inuu amarka xadhigiisa bixiyay wasiirka arrimaha gudaha Md. Cali Maxamed Warancade oo marka la xidhay sarkaalka ay shir ku wada lahaayeen xarunta wasaaradda arrimaha gudaha. Wasaarada arrimaha gudaha oo aanu isku daynay inaanu xadhiga sarkaalkan wax ka weydiino ayaanay noo suurtogelin.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...