Sunday, September 22, 2019
Home Tags Laanta Socdaalka JSL

Tag: Laanta Socdaalka JSL

Somaliland: Maxaa Ka Jira In Ciidammada Laanta Socdaalka Mushaharkooda Laga Jaro Lacago Lagu Bixiyo Deyn Uu Galey Taliyihii Hore?

Ciidamadda Laanta Socdaalka Somaliland ayaa la sheegayaa in Mushaharooyinkooda laga Jaro lacago lagu Bixiyo deyn la sheegay inuu galey Taliyihii hore ee ciidamadaasi Korneyl...

Somaliland: Laanta Socdaalka oo lixdan ka tirsan shaqaalaheeda aan Mushahar siin dhawr bilood

Laanta Socdaalka Somaliland ayaan muddo dhawr bilood ah aan wax mushahar ah siini qaar ka tirsan shaqaalaheeda, kuwaas oo la sheegayo inaanay illaa hada...

Somaliland: Wasaaradda Arimaha Gudaha Oo Digniin Adag u Dirtay Ajaanibka ku nool Cariga Somaliland

Wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa digniin adag u dirtay dadka ajaanibka ah ee aan dhalasho ahaan kasoo jeedin dalka somaliland, waxaana ay ugu baaqeen...

Somaliland: Taliyaha Laanta Socdaalka Oo Digniin u Diray Dadka Ka Ganacsada Tahriibinta

“Itoobiya Iyo Somaliland Waxay Heshiis Ku Yihiin La Dagaalanka Tahriibeyaasha Iyo Nabad-gelyadda Socotada Labada Dhinac” Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Gaashaanle Sare Maxamed Cali Yuusuf(Ina Cambaro),ayaa...

Somaliland: Wasiir Warancadde Oo La Sheegay Inuu Mar Kale Amray Soo Qabashada Taliye Xigeen Sablaale

Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa saaka mar kale amar ku siiyey ciidanka Booliiska inay soo xidhaan Taliye ku-xigeenka Laanta Socdaalka...

Somaliland: Wasaaradda Arimaha gudaha Oo Ka Hadashay Xadhiga Taliye xigeenka Laanta Socdaalka

Wasaaradda Arimimaha Gudaha ee Somaliland ayaa ka hadashay sababta keentay in xabsiga la dhigo taliye xigeenka laanta socdaalka Somaliland Gaashàanle Maxamed Saleebaan Xasan (Sablaale) oo...

Somaliland: Taliye-xigeenkii Waaxda Socdaalka Oo Shalay Xabsiga Loo Taxaabay

Taliye-xigeenka ciidanka waaxda socdaalka Maxamed Saleeban Xasan (Sablaale), ayaa shalay duhurnimadii xabsiga loo taxaabay. Si rasmi ah looma garanayo sababta xadhiga sarkaalkan keentay, waxase ay...

Somaliland: Deputy Head of Somaliland Immigration police detained

Deputy Head of Somaliland Immigration police has been arrested today. Reports say that Brigadier General Mohamed Sulieman Hasan was put behind bars on the orders...

Ethiopia: 60 Somali deportees handed over to Somaliland

Federal government of Ethiopia has expelled at least sixty Somali nationals from her country. The deportees were nabbed during police crack down on illegals and...

Somaliland Oo Mastaafurinaysa Ajaanibkii Ugu Badnaa Sababo Caafimaad Dartood

Ciidanka Laanta socdaalka Somaliland ayaa sheegtay inay hawl-gal ay wada jir u fuliyeen wasaaradda caafimaadka ay ku soo qab-qabteen 84 qof oo ajaanib ah...