Tag: Muuse Biixi

Browse our exclusive articles!

Taliyaha Ciidanka Booliska JSL Cabdilaahi Fadal Iimaan Ayaa Ka Hadlay Qaraxii Sadexaad Ee Ka Dhaca Hargeysa

Hargeysa(Wargane News)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa ka hadlay caagadii saddexaad ee shaani ah oo galabta lagu qarxiyay agagaarka Dhismaha Maktabadda...

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye: Muuse Biixi Cabdi Oo Qoraal Digniin Ah Ugu Jawaab Guddida Diiwaan-Gelinta Ururada Siyaasada

Hargaysa(Wargane News)-Hoggaanka xisbiga muxaafadka ee KULMIYE, ayaa ka jawaabay go’aankii Guddiga Diiwaangelinta ururrada siyaasaddu ku ansixiyeen shalay liisaska golaha dhexe iyo guddiga fulinta ee...

Daawo Guddoomiye Xigeenka 1aad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Halkay Ku Biyo Shubatay Khilaafkii Kulmiye

Hargeysa (Wargane News) -Daawo Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad Ee Xisbiga Kulmiye:Maxamed Kaahin Oo Ka Hadlay Halka Ay ku Biyo-shubatay Khilaafkii Kulmiye. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=IOdAVYlcIKc]

Garabka madexweyne siilaanyo taageersan ee xisbiga kulmiye oo Soo saarey qoraal ay ku magacaabayaan gudida qabanqaabada Shirka golaha dhexe

Hargeysa(Wargane News)-Garabka Xisbiga Kulmiye ee kasoo horjeeda Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, oo uu hurmuud u yahey Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf ayaa, soo saarey...

Guddida Diiwaan-galinta Ururada Siyaasada Iyo Asxaabta Oo Go,aan ka Soo Saaray Muranka Xisbiga Kulmiye

Hargeysa(Wargane News)-Guddida Diiwaan-galinta Ururada siyaada iyo asxaabta Qaranka  ayaa maanta soo saaray go,aan rasmiya oo ay ku cadaynayaan inay sharci yihiin Liisaskii Guddiyada iyo...

Popular

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...

Somaliland does not want to be a “banana republic”

Somaliland is not seeking to be a “banana republic”....

Subscribe

spot_imgspot_img