Garabka madexweyne siilaanyo taageersan ee xisbiga kulmiye oo Soo saarey qoraal ay ku magacaabayaan gudida qabanqaabada Shirka golaha dhexe

Date:

Hargeysa(Wargane News)-Garabka Xisbiga Kulmiye ee kasoo horjeeda Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, oo uu hurmuud u yahey Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf ayaa, soo saarey qoraal uu ku socodsiinayo hogaanka Xisbiga Kulmiye islamarkaana, uu ku magacabaayo Gudida qabanqaabada Shirka Golaha Dhexe.

Qoraalkan , oo nuqul kamid ahi soo gaadhey Shabakada Wararka Wargane News isagoo dhameys tiran waxa uu udhignaa sidan:.

“Ku: Hogaanka Xisbiga Kulmiye
Ujeedo:Magacaabis Guddi Qabanqaabo

Mudanayaal sida aad la socotaan waxa la qaban doonaa 1/6/2014ka Shirweynihii Sadexaad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye,hadaba si howshaasi si habsami ah ugu qabsoonto waxa la idiin Magacaabay Guddida Qabanqaabada Shirweynaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye.

1-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin
2-Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe
3-Xildhibaan Cabdilaahi Xuseen(Balaaki)
4-Axmed Cali Maxamuud
5-Mustafe Faarax Abraar
6-Cabdi Siciid Faahiye
7-Maxamuud Axmed Saalax

Allaa Mahad Leh
Xasan Siciid Yuusuf
Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye”.

Qoraalkan uu ku sexeexan yahey Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye islamarkaana, uu ku socodsiinayo hogaanka Xisbiga Kulmiye ayaa u muuqda mid wali sii wada khilaafka u dhexeeya xiligan Xisbiga Kulmiye Gudihiisa

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...