Thursday, October 17, 2019
Home Tags Barcelona

Tag: Barcelona

Booliska Dalka Jarmalka Oo Gacanta Kusoo Dhigay Daawooyin Loo Ekeysiiyay Calaamadda Barcelona

Booliska magaalada Cologne ee dalka Jarmalka ayaa gacanta kusoo dhigay boqolaal daawooyinka Afka laga qaato ah oo loo ekeysiiyay calaamadda kooxda Barcelona. Kaniniyaashaan aan la...

“Cid Walba Oo Shaki Ka Qabtay Messi Waa Bilaa Caqli.” – Luis Enrique Oo Amaanay Messi Kana Hadlay Guushii Ay Ka Gaareen Man City.

Tababaraha kooxda Barcelona Luis Enrique ayaa amaan ugu qubeeyay xiddiga Barcelona Lionel Messi kaasoo seddexleey dhaliyay kulankii ay 4-0 kaga badiyeen kooxda Manchester City...

Ciyaar Xiiso Badan Oo Caawa Dhex-mari Doonta Barcelona v Atletico Madrid.

Kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa caawa ku kulmaya garoonka Camp Nou waana kulankii ugu horeeyay ee tijaabo adag ay isgeliyaan labo ka mid...

Dagaalkii Lixda Xiddig Ee Kooxaha Barcelona Iyo Real Madrid Oo Bilawday.

Xili ciyaareedyadii ugu danbeeyay waxaa si joogto ah laysku barbar dhigayay wax kasta oo ay garoonka ka sameeyaan lixda gool dhaliye ee ka tirsan...

Seddex Ciyaaryahan Oo U Tartameysa Inay Lionel Messi Ka Bedelaan Shaxda Barcelona Haddii Uu Taam U Noqon Waayo Kulanka La Liga.

Haddii ugu danbeyn tababare Luis Enrique, Lionel Messi iyo dhakhaatiirta kooxda Barcelona ay go’aansadaan in xalka ugu fiican ee dhaawac gumaarka ee ciyaaryahanka uu...

Liverpool Oo Wembley Dhex Jiid Jiiday Kooxda Barcelona, Jurgen Klopp & Kooxdiisa Reds Oo Wacdaro Layaableh Muujiyay Iyo Messi, Suarez Iyo Asxaabtooda Barca Oo Ceeb Kala Kulantay Liverpool

Kooxda Liverpool ayaa Wembley Stadium ku dubatay kooxda koobka horyaalka Spain ee La Ligaha haysta ee Barcelona kulan xiiso iyo xamaasad badnaa oo kooxda...

Halyaygii Barcelona Ee Xavi Hernández Oo Urur Samafal Ah Ugu Deeqay Dooni Si Loogu Badbaadiyo Dadka Soo Galaytiga Ah Ee Badda Ku Dhibaatooda

Kabtankii hore ee kooxda Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa gacan bini aadamnimo ka gaystay dadka baddaha ku dhibtooda ee soo galaytiga ah isaga oo...

SAWIRO: Barcelona Oo Maanta Saxaafada U Soo Bandhigtay Saxiixa Cusub Ee Andre Gomes Iyo Barca Oo Ay Maanta U Ahayd Maalin Wayn

Barcelona ayay maanta u ahayd maalin wayn waxayna saxaafada u soo badhigtay mid ka mid ah xidigihii kooxaha waa wayn ee Yurub sida wayn...

Barcelona Oo Ku Qasban Iney Iibiso Ugu Yaraan Ciyaariyahan Si Ay Ula Soo Wareegto Weeraryahan, Waase Kuwee Xidiga La Iibin Doono ?

Barçelona ayeey qasab ku tahay iney iibiso ciyaariyahan kamid ah xidigaha kooxdeeda koowaad si ay ula soo wareegaan weeraryahanka ay heshiiska la gaareen ee...

Tariikhda Iyo Waqtiga La Ciyaarayo Labada Lug Ee Koobka Spanish Super Cup Ee Barcelona & Sevilla Oo La Shaaciyay.

Waxaa la shaaciyay waqtiga la ciyaarayo kulanka labada lug ee Supercopa de España ee u dhaxeeya kooxda hanataya horyaalka La Liga iyo Copa del...