Suuqa Kala Iibsiga Real Madrid Iyo Barcelona Oo Loolan Adeg Ugu Jire Sergio Aguero

Imaatinka Gabriel Jesus wuxuu mugdi galiyay mustaqbalka weeraryahanka reer Argentina Sergio Aguero kaas oo sida muuqata kusii socda wadadii uu kaga tagi lahaa garoonka Etihad Stadium.

Tan iyo markii uu yimid kooxda 3-gool ayuu dhaliyay 3-kulan oo uu saftay iyadoo ay xusid mudan tahay inuu ahaa dhaliyaha labada gool oo ay

Si kastaba kooxaha ugu weyn Spain ee Real Madrid iyo Barcelona ayaa haatan isha ku wada haya xaaladda xidigaan heerka caalami kaas oo aan la dhacsaneen hab dhaqanka macalin Pep Guardiola kaas oo u muuqda mid  usii xuub siibanaya inuu fursad weyn siiyo Gabriel Jesus.

Barcelona waa koox ugu dhaw marka la fiiriyo saaxiibtinimada ka dhaxeysa Lionel Messi iyo Sergio Aguero kuwaas oo ah wiilal ilaa yaraantoodii isku dhawaa, halka Madrid qudheeda ay heysato fursad fiican.

 

Comments

comments