Monday, October 21, 2019
Home Tags Barcelona

Tag: Barcelona

Wakiilkii Hore Ee Luis Suarez Oo Weerar Culus Ku Qaaday Xiddiga Barcelona: “Dhibaato Maskaxeed Ayuu Qabaa, Waa Inuu Dhakhtar Dhimirka Daweeya U Tago, Waxaana Ka Hayaa Sir Aad U Culus.

Wakiilkii hore ee Luis Suarez ayaa daaha ka qaaday in xiddiga Bacelona uu la ildaran yahay dhibaato maskaxeed islamarkaana uu u baahan yahay inuu...

Luis SUarez Oo Si Xun U Aflaagdeeyay Ciyaartooyda Espanyol “Kaaly Halkaan, Waxaa Ku Dhashay Islaan Dh*lo Ah”, Lagana Yaabo Inuu Ganaax Muteysto

Sida uu warbixintiisa ciyaarta ku qoray garsoore Martínez Munuera kadib ciyaartee ceebta, foolxumada iyo dagaalka badan uu ka dhacay ee xalay Camp Nou ay...

Neymar Oo Aan Ku Faraxsanayn In Kulankii Elche Uu Tababare Luis Enrique Badal Ku Soo Saaro

Xidiga xulka qaranka Brazil iyo kooxda Barcelona ee Neymar ayaa niyad jab ka muujiyay in tababare Luis Enrique uu kulankii xalay badal ku saaray.Neymar...