Sports

Roberto Mancini Oo Xaqiijiyay Xiisaha Lukas Podolski Ee Inter Milan.

Roberto Mancini ayaa qirtay in Inter Milan ay xiiseyneyso inay la soo wareegto weeraryahanka Arsenal Lukas Podolski. Weeraryahanka Jarmalka ayaa si weyn loola xiriirinayay inuu...

Tata Martino: Waxba Ma Aanan Barin Messi Markii Aan Joogay Barcelona.

Tababaraha xulka Argentina Gerardo Martino ayaa qirtay inuusan waxba barin Lionel Messi halkii xilli ciyaareed ee uu macalin ka ahaa Barcelona. Tababaraha ayaa shaqada Barcelona...

Liverpool Oo Gurigeeda Anfield Cashar Lama Ilaa Waan Ah Ugu Dhigtay Swansea City, Xili Ay Sanadkan 2014 Ku Soo Xidhatay Guul Muhiim Ah

Kooxda Liverpool ayaa gurigeeda Anfield cashar lama ilaawaan ah ugu dhigtay kadib markii ay 4:1 ku dardartay. Liverpool ayay goolasha u kala dhaliyeen Adam...

Carlo Ancelotti Oo Ku Guulaystay Abaal Marinta Globe Soccer Ee Tababarihii Ugu Fiicnaa Sanadkan 2014 Ka

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa loo doortay inuu ahaa tababarihii ugu fiicnaa ee sanadkan 2014, wuxuuna Ancelotti ku guulaystay abaal marinta...

Ronaldo Oo Ku Guulaystay Abaal Marinta Globe Soccer Ee Xidiga Sanadaka 2014 Ugu Fiicanaa

Xidiga kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Portugal ee Cristaino Ronaldo ayaa ku guulaystay abaal maritna Globe Soccer ee xidiga ugu fiicnaa sanadkan 2014....

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img