Sports

Arsenal Oo Da’ Yar Kale Soo Xerogelineysa Xilli Krystian Bielik Uu Haatan Tijaabada Caafimaadka U Marayo.

Arsene Wenger ayaa sii wada inuu soo uruuriyo da’ yarta ugu fiican Yurub. 15 jirka weerarka ka dheela ee kooxda Viktoria Plzen Martin Graiciar ayaa...

Hordhac: Sunderland v Liverpool – Rodgers Oo Haminaya In Kooxdiisa Ay Casharo Ka Barato Qaladaadkoodii Hore.

Kulanka: Sunderland v Liverpool Garoonka: Stadium of Light Waqtiga: 3:45pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Pawson Kooxda Sunderland ayaa ah kooxda barbaraha ugu badan garoonkeeda ku gashay xilli ciyaareedkan horyaalka...

Neymar Oo Aan Ku Faraxsanayn In Kulankii Elche Uu Tababare Luis Enrique Badal Ku Soo Saaro

Xidiga xulka qaranka Brazil iyo kooxda Barcelona ee Neymar ayaa niyad jab ka muujiyay in tababare Luis Enrique uu kulankii xalay badal ku saaray.Neymar...

Cazorla Oo Ka Dulqaaday Sanchez Laacibka Bisha Ee Arsenal

Laacibka qadka dhexe ee kooxda Arsenal Santi Cazorla ayaa ku guulaystay laacibkii bishii December ee Arsenal. Cazorla ayaa ka dul qaaday abaalmarin taan laacibka ree...

Iniesta, Busquets Iyo Xavi Oo Maanta Kulan Laqaadanaya Lionel Messi.

Xaalada kooxda Barcelona ayaa u muuqata mid faraha ka sii baxaysa hadii aan loo helin xal deg deg ah waxaana la ogaaday in Messi...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img