Somali News

Somaliland: Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Si Wayn U Naqdiyey Prof Axmed Ismaaciil Samater, Kana Sheekeeyey Taariikhda Muuse Biixi ee Wakhtigii Halganka iyo Markii Uu...

“Barafasoorku Wuxu Islahaa Ammaan Muuse Laakiinse Waxaan U Arkaa Inuu Ku Qarxiyey Miino Aan Wakhtigan Ololaha Loo Baahnayn” “Muuse Kolkii Uu Joogay SNM-ta Inuu SNM...

Somaliland: Madax-dhaqameedka Beelaha Bariga Burco iyo Galbeedka Hargeysa Oo Sheegay Inay Ku Heshiiyeen Taageerada KULMIYE

Shir u dhexeeyey beelaha bariga Burco iyo galbeedka Hargeysa ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Burco shalay. Labadan beelood oo ay kala hogaaminayaan labada Suldaan ee...

Somaliland: Xoghayaha Xidhiidhka Dawladaha Carabta iyo Wadamada Islaamka Ee Xisbiga WADDANI Axmed Safiina Oo Beeniyey Warar Laga Baahiyey

Maanta oo Kale Nin Qaba HABAAR WAALID Ayaa kabaxa WADDANI oo Waydaarta Waaga Baryaya ee Xukuumada Xisbiga WADDANI kana daba Taga Gabalka Dhacaya ee...

Somalia: Meydka Wiil 14 Jir Ahaa Oo Laga Helay Xeebta Magaalada Muqdisho

Wiil da’diisa lagu qiyaasay 14 sano jir ayaa Meydkiisa laga helay xeebta degmada Karaan ee gobolka Banaadir ee Dalka Soomaaliya, kaasi oo loo maleynayo...

Somaliland: Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland oo La FIlayo Inay Maanta Ku Dhawaaqaan Natiijada Dadkii Iska Diiwaangaliyay Gobolada Dalka Ee Qaatay Kaadhka Codaynta

Warar xog ogaal ah oo aan helayno kana helayno ilo wareedyo u dhuun daloola guddiga Komishanka Qaranka Somaliland ayaa waxay sheegayaan in la filayo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img