Somaliland: Xoghayaha Xidhiidhka Dawladaha Carabta iyo Wadamada Islaamka Ee Xisbiga WADDANI Axmed Safiina Oo Beeniyey Warar Laga Baahiyey

Maanta oo Kale Nin Qaba HABAAR WAALID Ayaa kabaxa WADDANI oo Waydaarta Waaga Baryaya ee Xukuumada Xisbiga WADDANI kana daba Taga Gabalka Dhacaya ee Kulmiye

Dhagaha Shacabka SOMALILAND dibada iyo Gudo Waxaan ka raali galinayaa beenta lagu faafiyay ee ahayd inaan iska casilay Xisbiga Rajada shacabka ee WADDANI

Waxaad Hore u ogaydeen iyagoo leh waxaa is casilaya

1- afhayeenka Xisbiga Xildhibaan Mahdi Ibrahim buubaa

2- X Wasiir Maxamed Nuur Caraale Duur

3- Marwo Faafumo Siciid

Maantana anigay isoo gaadheen

Amb Ahmed Safiina ayaa ka baxay Xisbiga WADDANI waxaa ka dhaw Muuse BIIXI ayaa ka baxay Kulmiye ama saylici ayaa ka baxay Kulmiye

Talada dalka Xisbiga Kulmiye inuu nagu wareejo waxaa ka hadhay inta Umushu cidada ka baxayso ilmahay Dhashayna Afartan baxayo

Hala adkaysto kadeedka KULMIYE wyy tagayaaye

Amb Ahmed Safiina

Xoghayaha Xidhiidhka Dawladaha Carabta iyo Wadamada Islaamka ee Xisbiga WAADANI

Comments

comments