Somali News

Guddoomiyaha Gobolka Gabiley Oo Kormeeray Wajaalle Iyo Allaybaday

Gabiley (Somaliland.Org)-Badhasaabka cusub ee gobolka Gabiley Md. Mustafe Cabdi Ciise ayaa shalay kormeerkiisii u horeeyay ku maray degmooyinka Wajaale iyo Alley-baday ee gobolka Gabiley,...

Oday Dhaqameedka Boorame Oo Taageero Miisaan leh u Muujiyay Murrashaxnimadda Madaxweyne Siilaanyo

Boorame (Wargane News)-Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee gobolada galbeedka Somaliland oo shir jaraa’id maanta ku qabtay gudaha magaalada Boorama ayaa waxa ay...

Cuqaasha Mardoodi-Jeex Oo Taageeray Musharaxnimadda Madaweynaha Ee Xisbiga KULMIYE

Hargeysa (Wargane News) -Madaxdhaqameedka Gobolka Maroodi-jeex ayaa si buuxda u taageeray musharax-nimadda madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed (Siilaanyo), oo dhawaan la shaaciyay in uu...

Murrashaxnimadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Culays Iyo Cabsi Ku Abuurtay Mucaaridka

Hargeysa (Wargane News) – Masuuliyiinta kala duwan ee labada xisbi mucaarid ee UCID iyo WADDANI ayaa sida fiinta uga ooyey, isla markaana dareen cabsi...

Madaxweynaha Oo Tacsi u Diray Qoyskii ay ka baxday Marxuumad Cambarro Jaamac Cali

Madaxweynaha Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa tacsi u diray Qoyskii, Qaraabadii, Ehelkii iyo Asxaabtii ay ka baxday Marxuumad Cambaro Jaamac Cali oo ahayd...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img