Somali News

Aqalka Kongeres-ka Oo Ansixiyay Sharciga Xawaaladaha Maraykanka Iyo Soomaalidda Maraykanka Oo Si Weyn U Soo Dhawaysay.

Washington (Wargane News)-Dadka Soomaalida ku nool cariga Mareykanka ayaa si xoog leh u soo dhaweeyay sharciga xawaaladaha ee dalkaas oo muddo dheer la dadaal...

Madaxweyne Axmed Siilaanyo Oo Qaabilay Wefti Ka socday dalka Jarmalka

Hargeysa(Wargane News)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxa uu Xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminaayo Safiir ku xigeenka Jarmalka u fadhiya Nairobi. kulankaasi waxa ka war bixiyey...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Khudbad Loo Guutay Ka Horjeediyay Labada Aqal Ee Baarlamaanka

Hargeysa (Wargane News)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta fadhi wada jir ah oo ay yeesheen labada aqal ee Wakiiladda iyo Guurtida...

Maayarka Gabiley Oo Kulan Soo Dhaweyn ah u Sameeyay Badhasaab Mustafe Shiine

Hargaysa(Wargane News):-Guddoomiyaha gobolka Gabiley Shucayb Maxamed Muuse, ayaa shalay Casuumad qado sharafeed ah, oo soo dhawayn ah ku maamuusay Badhasaabka cusub ee gobolkaas loo...

“Waxaan Doonaynaa Inaan Dabaal-degno, Cadawgeenana u soo jeedno”

Hargaysa (Wargane News):- Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta ee Somaliland Md. C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa ugu baaqay bahda warbaahinta gaar ahaana kuwa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img