Somali News

Somaliland: Muhanad Oo Ka Hadlay Joojinta Xoolaha Iyo Sahanka Ah In Suuq Laga Heli Karo UAE

Wasiirka madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in dalka Imaaraadka Carabtu uu ogolaaday inay Somaliland ka iibsato xoolaha nool iyada oo si toos ah...

Somaliland: Taliska Dabdamiska Oo Madaxweynaha Uga Mahadceliyay Darajada Cusub Ee Taliyahooda

Ciidanka Dab-demiska Qaranka JSL waxa uu mahadnaq balaadhan u dirayaa Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Max,ed Max,ud Siilaanyo oo Darajada Sareeyo Guuto u Dalacsiiyey Taliyaha...

Somaliland: “Murashixiinta Waxa Looga Baahanyahay Inay Ku Tartamaan Barnaamij”

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay loolanka Xisbiyada, waxaanu ugu baaqay inay si nadiif ah oo bilaa turxaana ah u...

Somaliland: Cirro Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ku Diriray Ceel-afweyn

Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa waxa uu xalay fiidkii si deg-dag ah uu baaq nabaddeed ugu direy...

Degdeg: Saddex Xisibi Qaran ee Somaliland oo si wadajira ah Baaq Nabadeed ugu Diray Beelaha ku Dagaalamay Deegaanadda Ceel-afweyn

Saddexda Xisbi Qaran oo Si Wada jir ah Baaq Nabadeed Ugu Diray Beelaha Walaalaha ah ee Ku Dagaallamay Deegaanka Darar-weyne. Hoggaanka saddexda xisbi qaran ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img