Somali News

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Waramay kulan Dhexmaray Gudoomiyaha Guurtida, una Diray Baaq Nabadeed Beelaha Ceel-afweyn

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Waramay kulan Dhexmaray Gudoomiyaha Guurtida, una Diray Baaq Nabadeed Beelaha Ceel-afweyn.

Somaliland: Wasiirka Daakhiliga oo Shaaciyay Tallaabooyin wax Lagaga Qabanayo Dirirta ka soo Cusboonaatay Sanaag

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland, Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa sheegay in aanay Xukuumaddu u dulqaadanayn in nabadgelyada dadka walaalaha ah ee...

Somaliland: Heshiis Laga Gaadhay Shaqo Joojintii Shaqaalaha Muruqmaalka Dekedda Berbera

Cabashadii iyo shaqo joojintii ay sameeyeen shaqaalaha muruq-maalka Dekedda Berbera gaar ahaana waaxda loo yaqaanno Salvador-ka ee qaabilsan dejinta iyo rarrista alaabooyinka ayaa  xal...

Somaliland: Oo Sheegtay In La Xaliyay Shaqo Joojin Ay Sameeyeen Muruq-maamulka Dekedda Berbera Iyo Nuxurka Qodobka La Isku Haystay

Wasiirka Wasaradda Ganacsiga Cumar Shucayb Maxamed iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay shaqo joojinta shaqaalaha Dekadda Berbera ee muruq-maalka, ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img