Xikmadda Maanta

Date:

  • Gabayaagii Carbeed ee caanka ku ahaa geesinimada ayaa maalin la arkay isagoo ka baqday oo ka cararaya Dibi uu lahaa.

Markaasi ayaa la weydiiyay ma adigoo Cantar ah oo geesinimo caan ku ah ayaad ka baqatay Dibigaaga ?.

Cantar ayaa isaguna ku jawaabay :” Dibigu muxu ka garanayaa inaan ahay geesigii Cantar Binu Shadaad”. Awoodaada ha u muujin Jaahil, kaasi oo laga yaabo inuu kaa adkaado.

  • Gabadh ayaa aragtay wiil yar oo hooyadii oo buug akhriyaysa isaguna mid kale u ag akhriyay, markaasi ayay weydiisay sida ay ilmaheed ugu qancisay inuu maqlo in akhrisku ka wanaagsan yahay daawashada Fiidyowga? Waxaana ay ugu jawaabaty caruutu waxba ma maqlaan waa ku dayasho xaalkoodu, aniga ayaa akhriya isaguna wuu igu daydaa. Ilmahaaga bar ku dayasho wanaagsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...