Aadamiga Iyo Sida Uu Fikiro!

Date:

Daraasad la soo saaray ayaa muujinaysa in caqliga aadamigu uu xajmigiisu ka yar yahay kuwii dadkii hore. Waxa kale oo ay daraasaddu cadaysay in 20 kun oo sano uu maanka ninku hoos u dhacay qiyaas dhan 1500- 1350 cm.

Sidaasi oo kale ayuu kan dumarku isna hoos ugu dhacay. Laakiin daraasada ayaa intaasi ku daray in inkasta oo xajmigu is bedelay haddana uu u shaqaynayo una fekerayo si wanaagsan oo aan waxba ka duwanayn marka uu qaabkiisu weynaa.  Daraasaadda ayaa intaasi ku dartay in arintani cadaynayso in aadamiga ay ku sii kordhayso nacasnimadu madaama uu yaraanayo maanka firkikiisu.

 

Koox culimo Maraykan ah ayaa  iyana sheegay in ilmaha ku jira uurka hooyadu uu maqli karayo heesaha iyo hadalada kale ee ay ku hadlayaan waalidiintiisu. Daraasadda ayay ku sheegeen in wejiga ilmaha uurku is bedelo maraka uu debeda ka mqalo wax farax geliya. Waxayna sheegeen in ilmaha yari uu mararka qaarkood  u muuqdo inuu sacabka tumaya farxad darted isagoo caloosha hooyadii ku jira.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...