‘’Arrimaha Ciidanka Marka Laga Hadlaya, Waxayaabo Badan Baa u Baahan in si Gaar Ah Looga Hadlo’’ Xildhibana Axmed Dayib

Date:

Hargaysa(Dawan) Xildhibaan Sheekh Axmed Dayib(Ku Caddeeye) ayaa ka hadlay sababta doodda xeerka ciidanka qaranka loogu ogolaan waayay saxaafada inay ka soo waramaan,kaasi oo hor yaalla mudaneyaasha golaha wakiillada.

 

Waxaanu  sheegay in arrimaha ciidanka marka laga hadlayo ay jiraan qodob u baahan in aan cidna lala wadaagin, taasi oo ah sirta ciidanka qaranka.

Sidoo kale Xildhibaanka ayaa sheegay in ka gole ahaan ay jiraan fadhiyo aan loo ogolayn inay ka qayb qaataan saxaafada iyo cid kale toona, kaasi oo gaar u noqonaya xildhibaanada iyo shir-guddoonka si wax ay isaga waydiiyaan arrimaha muhiimka ah ee markaasi hor yaalla

Waxaanu yidhi “Arrimaha Ciidanka waxa jira arrimo badan oo qaranimada taabanahay in aad idinka laftiinu wax badan faham taan baa la idiinka baahan yahay, arrimaha ciidanka marka laga hadlayo, waxyaaba badan baa u baahan in si gaar ah looga hadlo looga doodo, doodaha qaarkood, waana shaqada golaha ayay ka mid tahay in aan kulano mid warbaahinta u furan iyo mid aan warbaahinta u furnayn labadaba waanu yeelan karnaa, markaa waa lagu jiraa hawlaha oo dhan kheyr bay noqonaysaa’’

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...