Maxaa sababay isbeddelka Cimilada JSL ee ku soobatay Sannadahan Danbe?

Date:

Marka laga hadlayo isbeddelka cimillada waxa sabab u ah dhawr qodob oo ay ka mid yihiin, Carro-guurka, jarista dhirta, wasakhowga hawada, degaameynta cusub iyo kuwo kale.

Isbeddelka Cimilo ee Somaliland ka jira waa mid saameyn weyn ku yeeshay dad iyo duunyaba, marka xagga dadka aan eegayno saameynta uu ku yeeshay waxa kow ka ah in dadkii oo waayay meel ay kaga gabadaan kuleylka qoraxda, sidoo kale waxa jira in sanku neeflihii ay waayaan iyaguna wax ay afka saaraan.

Si kastaba ha noqote ilaa Qarnigii 19-aad waxa siweyn u kordhay adeegsiga tamar soo saarka ka dhasha warshadaha, kordhinta iyo istimaalka miirqabka dhulka, burburka kaynta, gaadiidka gaaska hawada lagu siidaayo iyo hawlo badan oo bulshooyinku sababeen, waddooyinka aan dhammeystirka tirnayn ee dabiiciga ahi waxa ay keenaan ururinta iyo xoojinta saameynta Gaaska Cagaaran ayaa sigaar uga muuqata isku dheelitirka tamarta adduunka, waxaanay keenta walaac dheerada iyo walwal joogta ah, waxaana isbedesha cimilada iyo heerkulka guryaha.

Dadka ay colaaduhu saameeyeen si loo taageero oo ay ula qabsadaan cimilada isbadbadaleysa waa in siwada jira xal loogu helo, lana hubbiyo helitaan dhaqaale oo ku filan si looga hortago burbur bulsho oo hor leh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...