Qoraagii Khayaligiisu Rumoobay!

Date:

Morgan Robertson waxa uu ahaa qoraa caan ku ah sheekooyinka gaagaaban, waxaana uu u dhashay Maraykanka. Sanadkii 1898 ayuu qoray  Buugga sheekada laga magac baxaday “The  Wreck of the Titan ( Burburkii Titan)”. Muu ahayn faaliye mana uu ahayn xidigiye, laakiin sheekada uu curiyay ayuu kaga waramay  Markab Titan oo ku burburay isagoo ka talaabaya badaweynta Atlatinga meel 400 km  u jirta  Jasiirada New foundland, kaasi oo jiidhay buur goor habeenimo ah.

Rakaabkii Markabkan ayaa wada dhintay ka dib markii ay waayeen saxiimado badbaadiya.  Waxase yaab noqotay muddo 15 sano ka dib markii uu sheekadan qoray oo ahayd 1912-kii 15 April, inuu markabkaasi goobtaasi ku burburay kaasi oo  ku dhinteen kala badh rakaabkii sarnaa. Waxa yaab noqotay sida ay mararka qaarkood sheekada khayaaliga ahi ay u noqoto mid rumowda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...