Naafadii Mudada Dheer Dulmanaa!

Date:

Ninka lagu magacaabo Fritz Moen oo ahaa nin xishood badan oo dhega la’. Moen waxa kale oo haysatay dhibaato dhinaca hadalka ah, waxaana uu ahaa naafo, laakiin caqli wanaagsan iyo xusuus fiican leh, ayaa sanadkii 1987 la xidhay laguna xukumay 18 sano xadhig.

 

Moen ayaa lagu eedeeyay inuu kufsaday isla markaana dilay gabadh 20 jir oo Norway u dhalatay, inkasta oo aan denbigan wax cadayn ah loo helin.

Haddaba sanadkii 2005 ayaa lagu magacaabi jiray Torhespo oo wakhtigaasi sakaraadku hayay, kuna jiray saacadihii ugu danbeeyay noloshiisa qirtay inuu dilay saddex halbood oo ah kalkaaliyaal caafimaad , isagoo si buuxda u wada tilmaamay goobihi uu ku dilay iyo magacyadoodii oo ay ka mid ahayd gabadhii loo haystay dhegoolaha. Isla saacadahaasi ayaa la sii daayay dhegoole Moen oo u xidhnaa kiiskaasi 8 sano.  Maxkamadda ayaa dhaleecaysay baadhista booliiska ee kiiskaasi.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...