Islaamka Iyo Xuquuqda Qofka!

Date:

Islaamku wuxu u arkaa aadamiga guud ahaan mid Ilaahay karaameeyay iyadoo Allah (sw)  Quraanka ku cadeeyay.  Rasuulka Allah (scw) ayaa khudbadiisii ugu danbaysay ee xajatul wadaac ku cadeeyay xuquuqda aadamiga ee uu sharciga Islaamku siiyay . Waxaana uu xadiis ku  yidhi

“Dadyahow Ilaahiinu waa mid, Aabihiin waa mid (Aadam) nin carbeed wax ma dheeraa nin aan carab ahayn, nin aan carab ahayn waxba ma dheera nin carab ah, nin cas waxba ma dheeraa nin madow, nin madoobina waxba ma dheera nin cas, cabsida Ilaahay mooyee” Xadiis saxeexa Werin Dabaraani.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...