Arrinka Yaabka Leh Ee Lagu!

Date:

Nin caqli badan ayaa la weydiiyay arinka ugu yaabka badan ee dadku ku hamiyaan ? Waxaana uu ku jawaabay “ Dadku waxay ku daalan caruurnimada waxayna degdegsadaan inay weynaadaan, haddana waxay ku daalaan weynaanta waxayna jeclaystaan inay caruur ku noqdaan mar labaad,  Waana astaamaha Aadamiga.

Caafimaadkooda waxay ku lumiyaan sidii ay xoolo u raadinayaan, ma seexdaan , wax badan ma cunaan, mana nastaan waa safaro joogto ah.

Marka ay maalka helaan xanuunkii ayaa haleela waxay doonaan inay ku iibsadaan caafimaadkii mana dhacdo. Waxay dadku ka werweraan maalmaha mustaqbalka “maqanah soo socda” , waxayna ilaabaan maalmaha ay joogaan iyo sida looga faa’iidaysto.  Haddii ay hortooda eegi laahaayeen way socon lahaayeen laakiin waxay eegayaan dhinca danbe iyo wixii tegay markaasay dhaqaaqi waayaan oo halkaa taagnaadaan. Koox aad yar ayaa xaga hore eegta waana kuwa horumarka sameeya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...