Deg Deg: Guddomiyanimada Xisbiga Waddani Oo Loolan Adag Logu Jiro Iyo Jirde Oo U Soo Bandhigay Qorsha Cusub

Date:

Deg Deg: Guddomiyanimada Xisbiga Waddani Oo Loolan Adag Logu Jiro Iyo Jirde Oo U Soo Bandhigay Qorsha Cusub

Siyaasiyiinta Dhawaan ku biiray xisbiga waddani ee ka soo jeeda beesha sacad muuse ee qabyaalada dabar jaray aya waxa ay Musharax cireo iyo kadariinta sare ee xisbiga waddani shir la galaan oo ay u soo bandhigaan inay tartan ay kula jiran Guuddmiye Jirde

Guddoomiyaha Ku Meel Gaadhka ah ee xisbiga waddani md Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde aya waxa u ku yidhi waan iidin soo dhaweynaya wayna nu ku tartami Guddoomiyanimada Xisbiga Waddani

Jirde oo hadalkiisa si wata aya waxa u ku yidhi hadalo kaftan ah kenah cod bata abiibo uunba xaq u laha

Taasina waxay ku tusaysa Hormarka iyo Cadaalada Xaga ay ka marayso somaliland oo ka gudonbtay Tiirki Qabyaalada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...