Deg Deg: Siyaasiyiin Dhawaan Ku Biiray Xisbiga Waddani Oo Khilaaf La Doontay Iyaga Oo Xisbigoogi Ka Yaacay

Deg Deg: Siyaasiyiin Dhawaan Ku Biiray Xisbiga Waddani Oo Khilaaf La Doontay Iyaga Oo Xisbigoogi Ka Yaacay

Siyaasiyyin ay ka mid Yihiin Abiib Timo Cad Iyo Ismaacil Yare oo ku qabsaday Hoggamiye Xirsi Hogaaminyanimda Sida ay wararku ku soo gaadhayeen xiiska Wargane aya waxa war oo wali rasmi ah la hayn aya waxa ay sheegayn

Inu xalato ay fooda isku dareen Hoggamiye Xirsi Iyo Siyaasiyiinta Beesha Sacada Muuse waxana la sheegay inu Hoggamiye Xirsi Ku Yidhi Aan Idin Benaayo Xilka Hoggamiye ee maxaydun qaban u ku yidhi

Sido kala waxa la sheegay inay siyaasiyunto ku dhici wayeen xilka Hoggamiyanimo iyaga oo la jiho wareeray xilka cusub ee u qabtay Hoggamiye Xirsi Cajiib

Comments

comments