Somaliland: Guddoomiye Cirro oo Galabta Soo Qaatey Kaadhkiisii Codbixinta Doorashada+ Fariin Muhiim ah oo uu u Direy Shacabka

Date:

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa galabta xarunta hay’adda shaqaalaha Somaliland ka soo qaatay kaadhkiisii diiwaan-gelinta codbixinta Doorashada Somaliland oo muddooyinkan ba ka socotay goballada Maroodi-jeex iyo Togdheer.
Dr.Cabdiraxamaan Cirro, ayaa markii uu soo qaatya kaadhkaasi, waxa uu dadweynaha ugu baaqey in ay qaataan kaadhka si ay uga qeyb-qaataan isbedel dhaba oo dalka ka dhaca isla mar ahaantaana ay u xaqiijiyaan himiladdooda mustaqbal.
“Goobta xarunta shaqaalaha ee Hargeysa, waxa aan hada ka soo qaatay kaadhkaygii codbixinta Doorashada oo ah kaadhkeygii aan ku codeyn lahaa oo muwaadin kasta oo is diiwaan-geliyey uu qaadanayey, waxa aan ugu baaqayaa shacabka gobalka Maroodi-jeex iyo gobalka Togdheer ba in ay qaatana kaadhka codbixinta Doorashada ka hor wakhtiga lagu asteeyey in uu dhammaanayo qaadashada kaadhku, haddii kale muwaadinku waxa uu waayayaa xuquuqdii uu lahaa ee ahayd in uu codeeyo aad iyo aad baanan ugu dhiir-gelinayaa dhammaan ba muwaadiniintu in ay kaadhkaas soo qaataan.”.Ayuu yidhi gudoomiye Cirro.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...