Somaliland: Daawo Hoggamiye Xirsi Oo Gobalka Togdheer Hilaaciyey Oo U Balan Qaaday Waxyaabo Badan Fariina U Diray Xukuumadda

Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan oo habeenkii xalay aheyd ka hadlaayey munaasibad uu xisbiga Waddani ku soo dhaweynaayey Dhalinyaro cusub oo xisbigaasi Ku soo biirtay waxaa uu eedeymo culus hawda u mariyey xisbiga Kulmiye