Deg Deg: Madaxweyne Siilaanyo Oo Barito Safar Ku Tagi Doono Dalka Sucuudiga Iyo Ujeedad Socdaalkiisa

Deg Deg: Madaxweyne Siilaanyo Oo Barito Safar Ku Tagi Doono Dalka Sucuudiga Iyo Ujeedad Socdaalkiisa

Ilo warar oo lagu kalsoon yahay oo ay helayso Bahada shabakadda wargane.com sida ay soo xaqiijinayan Masuuliyiin sare oo ka tirsan bahada qasrigga Madaxtooyada ay sheegay inay maalinta barito ay ka soo bixi doonan Dalka Isku taga imaaradka carabta

Iyaga oo mudo dhan ku maqna dalka imaraadka oo u joogay safaro nasasho ah iyo arrimo siyaasadad ee ka taagan dalka gacanka carbeed

Safarkan madaxweyne siilaanyo iyo xulifadiisa waxa ay sheegayn inu daaran yahay sid ay u soo meelayn lahayan Ceelasha Shidaalka Iyo Arrimo Xasaasi ah oo kala ah

Saldhigo La Dhigi Doono Radar System iyo Ciidan cusub oo loo tobabaray dhanka Duulimadada Cirka

Comments

comments