Madaxweynaha Maamulka Muqdisho ee Farmaajo ayaa sheegay in dowladdiisa sidda ugu dhaqsiyaha badan u bilaabi doonto wada hadalladii ay la lahaayeen Soomaaliland.
Sido kala Farmaajo oo goob fagaar ah jooga ayaa sheegay inu somaliland keni doono cagiisa isaga oo u hadlayey si yaro jees jees ah oo lid ku ah somaliland
balse somaliland ayaa Kasbatay oo codsatay in dib logu furo buuga Sii Dhacaye Ee Wada-Hadalada Balse xukuumadda talada dalka haysa ay ila imika dib u codsatay in wada-hadalo loo bilaabo
Madaxweyne Farmaajo qosol iyo qab iyo isla qumanan ay ku jirto oo sanka ka hadleaya aya waxa u hadalkiisa ku soo gunaanaday Inu Dib Ugu Furi Doono Buuga Naxariista