Wednesday, December 1, 2021
Home Tags Madaxweyne Farmaajo

Tag: Madaxweyne Farmaajo

Somalia: Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay waxyaabaha fashiliyay shirkii Garoowe iyo sababta ay DFS muddo korarsi uga diidday Xaaf

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horreysay ka hadlay waxyaabaha dhaliyay inuu fashilmo shirkii Garoowe iyo arrimaha ay isku diiddanyihiin dowlad-gobolleedyada. Madaxweyne Farmaajo...

Cajiib: Muxu Madaxweyne Farmaajo Ka Yidhi Bandhiga Buugaagta Hargeisa

Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ka hadlay bandhiga buugaagta ee ka socda magaalada Hargeysa. Madaxweyne Farmaajo ayaa bogaadiyey bandhiga buugaagta...

Deg Deg: Hal Wasiir Iyo Ku Xigeen Ku Geeriyooday Qaraxi Manata Ee Ka Dhacay Magalada Muqdisho + Tirada Rasmiga Ah Ee Dhimashada

Deg Deg: Hal Wasiir Iyo Ku Xigeen Ku Geeriyooday Qaraxi Manata Ee Ka Dhacay Magalada Muqdisho + Tirada Rasmiga Ah Ee Dhimashada Ciidamada ammaanka ayaa...

Deg Deg: Wada-Hadaladii Somaliland Iyo Somalia Oo Dib U Furmayah Iyo Dalka Ay Ku Wada Kulmi Doonan Muuse Biixi Iyo Farmaajo

Deg Deg: Wada-Hadaladii Somaliland Iyo Somalia Oo Dib U Furmayah Iyo Dalka Ay Ku Wada Kulmi Doonan Muuse Biixi Iyo Farmaajo Ra’iisal wasaare ku xigeenka...

Somalia: Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Dowladda Belgium

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha danjiranimo ka guddoomay Safiirka dowladda Belgium ay u soo dirsatay Soomaaliya Mudane Nicolas...

Somaliland: Faysal Cali Waraabe Oo Fariimo Culus Ukala Diray Maamulka Puntland Iyo Madaxweyne Farmaajo,Soona Bandhigay 500-Arday Oo Reer Garoowe Ah Oo Jaamacad Camuud Wax Ka Dhigta

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa silayaableh uga hadlay Shirkii dhawaan ugu Soo qabsoomay Magaalada Baydhabo Maamul Goboleedyada Soomaaliya...

Deg Deg: Madaxweyne Farmaajo Oo Sheegay In Dalka Doorasho Ka Dhici Doonta 2020 Balse Maxa Ku Cusb Doorashada Dhici Doonta

Deg Deg: Madaxweyne Farmaajo Oo Sheegay In Dalka Doorasho Ka Dhici Doonta 2020 Balse Maxa Ku Cusb Doorashada Dhici Doonta Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed...

Deg Deg: Madaxweyne Farmaajo Oo Gaadhay Dalka Kenya + Ujeedada Socdaalkiisa

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhaweyd gaadhay magaalada Nairobi halkaas oo ay booqasho oo hal maalin ah uga bilaabatay. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa...

Somalia: Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Puntland ku dhuumaaleysanayaan Al-shabaab baxsad ah

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga magaalada Garoowe ayaa sheegay in deegaanno ka tirsan Puntland soo galleen sida uu hadalka u...

Somalia: Madaxweynaha Soomaaliya Oo Farmo-Madhan Ka Taagan Dhaqaalihii Uu Wadamada Reer Galbeedka Ka Filayay Iyo Safaradii Dalalka Jaarka Oo Uu Joojiyay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa faro madhan ka taagan taageero uu ka filayay wadamada reer galbeedka, taas oo u badnayd inay dawladiisa ku...

MOST POPULAR