Deg Deg: Guddoomiye Cirro Iyo Jirde Oo Qacmaha Iskula Tagay Iyo Khilaafka Xisbiga Waddani Oo Al-Baabada Gostay

Deg Deg: Guddoomiye Cirro Iyo Jirde Oo Qacmaha Iskula Tagay Iyo Khilaafka Xisbiga Waddani Oo Al-Baabada Gostay

warar lagu kalsoon yahay oo imika ku soo dhacaye xafiiska shabakadda wargane aya waxa ay sheegayan Inu Khilaaf Culusi soo kala dhex qarxay Kaadariinta Xisbiga Waddani Oo Ay qacmaha Iskula Tagan Guddoomiye Cirro Iyo Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Qacmaha Iskula Tagay

Ilo Lagu kalsoon yahay oo imika ku soo dhacaye Bahda Shabakadda Wargane aya waxa ay sheegayn inu maanta Xafiiska Guud Ee Xisbiga Waddani ay qacmaha Iskula Tagan Guddoomiyaha Ku Meel Gaadhka ah iyo Musharaxa Madaxweyne Ee Guddoomiye Cirro

Iyaga oo maal mihi ugu danbeysay Khilaafkodo istaadhmey aya waxa ay wararku sheegayen inu Guddoomiye Cirro Balanqaadyo u hore u balan qaady u fulin waayey

Iyo Guddoomiyaha Ku Meel gaadhka ah ee xisbiga waddani mr jirde aya la sheegay inu Maal Maha soo socda shir jaraaid qaban doono oo u go,an ka gaadhi doono inu xisbiga ku sii jiri doono iyo Inu ka Raxaban Doono

Comments

comments