Somaliland: “ Waynu Naqaanaa Inta Miisaaniyadeenu Dhan Tahay Sida Aan U Arko Hargeysa Oo Caasimadda Somaliland Ah Miisaaniyad Ahaan Ma Kefayso”.Siyaasi Cali-Gurray

Date:

25 sanadood waxa dunida Shirkado jira GENEL OIL iyo DP WORLD oo keliya ayaynu haynaa wax Somaliland aamini kara oo ku dhiirada inay maalgashi boqolaal milyan ah gashadaan. Aniga waa ii laba shirkadood oo iiga gaar ah waxa dunida Shirkado jira oo dhan. Kuwii haystay ruqsadaha Sahaminta Saliida Somaliland ee ugu waawaynaa dunida ee Maraykanka wada ahaa ayaan dib inoo soo eegin 25 sanadood oo aan dan iyo muraadna inaga lahayn. Kuwo kalena daa hadalkooda.
Hadaba inaga oo dal yar oo Afrikaana ah oo weliba dunida aanay jirin dawlad keliya oo aqoonsani hadii ay fursad dhif iyo naadir ahi mar dirqi ku helno waxa waajib ah in aynaan luminin ee ka faaiidaysano hadiise la siyaasadeeyo ama hunguri wed ma arkee inagu gacmaheena ku fashilino Maalgashiga mar ina soo hoomaaya waxan leeyahay anigu waa ayaan darro. Dhaqaale ahaan keligeen is bixin karimayno, dadkeena shaqo uma abuuri karno aakhirkana lugo kuma taagnin is xejin karimayno oo iskeen baynu u dumi.
Somaliland waynu naqaanaa inta miisaaniyadeenu dhan tahay sida aan u arko Hargeysa oo Caasimadda Somaliland ah miisaaniyad ahaan ma kefayso. Bal eeg miisaaniyadaha kuwa inoogu xiga ee Djbouti iyo Dawlad Degaanka Soomaalida Ethiopia halkay kaga dhacaysaa?

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...